Laawiyiintii 27:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo neefkaasu inuu xun yahay iyo inuu fiican yahay, isagu waa inuusan kala hubsan, waana inuusan beddelin, oo kolnaba hadduu beddelo, markaas isagii iyo kii lagu beddelayba waa inay quduus wada ahaadaan ee aan la soo furan.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:27-34