Laawiyiintii 27:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meeltobnaadka waxa dalka ka baxa oo dhan hadday yihiin dhulka iniinihiisa ama hadday yihiin midhaha dhirtaba, Rabbigaa iska leh, oo waa wax Rabbiga quduus u ah.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:29-32