Laawiyiintii 27:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo inta labka ah oo jirta labaatan sannadood iyo ilaa lixdan sannadood qiimayntooda aad qiimayso waa inay ahaataa konton sheqel oo lacag ah oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:1-8