Laawiyiintii 27:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse xayawaanka curadkooda Rabbiga gooni ahaanta loogu soocay ninna waa inuusan quduus ka dhigin, hadduu dibi yahay iyo hadduu ido yahayba, waayo, waxaa iska leh Rabbiga.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:24-30