Laawiyiintii 27:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse hadduu beertiisa quduus ka dhigo sannadda yubilii ah dabadeed, markaas wadaadku waa inuu lacagta u xisaabaa intay yihiin sannadaha ka dhiman sannadda yubilii ah, oo intaad ku qiimaysayna waa in wax laga sii dhimaa.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:11-28