Laawiyiintii 26:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tumidda hadhuudhkiinnu waxay gaadhi doontaa guridda canabkiinna, guridda canabkuna waxay gaadhi doontaa ilaa wakhtiga beeridda, oo cuntadiinna ayaad cuni doontaan ilaa aad dheregtaan, oo dalkiinnana ammaan baad ku degganaan doontaan.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:2-11