Laawiyiintii 26:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse in kastoo ay saas sameeyeen anigu intay dalka cadaawayaashooda joogaan oo dhan iyaga diidi maayo, karhina maayo, wada baabbi'inna maayo, oo axdigaygii aan la dhigtay jebin maayo, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahooda ah.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:40-46