Laawiyiintii 26:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aan aawadeed iyaga gees uga noqday, oo aan dalkii cadaawayaashooda u geeyey. Markaas hadday qalbigooda buuryoqabka ah hoosaysiiyaan, oo ay aqbalaan taqsiirta xumaatadooda,

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:33-46