Laawiyiintii 26:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagoo aan ninna eryanayn ayaa midkoodba midka kale ku turunturoon doonaa sidii iyagoo seef ka baqanaya. Oo innaba ma aad yeelan doontaan itaal aad cadaawayaashiinna isku hor taagtaan.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:29-46