Laawiyiintii 26:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa dalku sabtiyadiisa ku raaxaysan doonaa intuu cidla yahay oo idinku aad joogtaan dalka cadaawayaashiinna oo dhan; oo wakhtigaas oo dhan dalku wuu iska nasan doonaa, oo wuxuu ku raaxaysan doonaa sabtiyadiisa.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:26-38