Laawiyiintii 26:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dalkana cidla baan ka dhigi doonaa, oo cadaawayaashiinna dalka dhex degganuna taas way la yaabi doonaan.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:29-42