Laawiyiintii 26:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anigu meelihiinna sarsare waan dumin doonaa, oo sanamyadiinna qorraxdana waan wada baabbi'in doonaa, oo meydadkiinnana waxaan ku dul xoori doonaa meydka sanamyadiinna; oo naftayduna way idin karhi doontaa.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:28-37