Laawiyiintii 26:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan idinku soo dejin doonaa seef idinka aargudda aanadii axdiga, oo magaalooyinkiinna waad ku soo wada ururi doontaan, oo anna belaayo waan idinku dhex ridi doonaa, markaasaad cadowga u gacangeli doontaan.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:21-29