Laawiyiintii 25:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, reer binu Israa'iil anigay addoommo ii yihiin, oo iyagu waa addoommadaydii aan ka soo bixiyey dalkii Masar. Aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:50-55