Laawiyiintii 25:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddii sannado yaru ay ka dhiman yihiin sannadda yubilii ah, markaas waa inuu isaga la xisaabtamo, oo inta sannadihiisu ay yihiin oo kale waa inuu ka celiyaa qiimihii furashadiisa.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:42-55