Laawiyiintii 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddaas wixii beertaada ka baxa iyagoo aan la beerin waa inaadan guran, oo canabkaaga aan la hagaajin midhiihii ka baxana waa inaadan urursan, waayo, sannaddaasu waa inay dhulka u ahaataa nasasho weyn.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:1-15