Laawiyiintii 25:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ama adeerkiis ama ina-adeerkiis way soo furan karaan, amase midkii xigaal u dhow ah oo qoladiisa ahu waa soo furan karaa, amase isaga qudhiisu hadduu taajir noqdo waa isfuran karaa.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:41-52