Laawiyiintii 25:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaad ka iibsataan shisheeyayaasha idin dhex deggan iyo reerahooda idinla joogaba, kuwaasoo ay dalkiinna ku dhaleen, oo waxay ahaan doonaan hantidiin.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:35-48