Laawiyiintii 25:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii walaalkaa miskiin noqdo, oo intuu ku ag joogo masruufkiisa waayo, adigu waa inaad taageertaa, oo isagu waa inuu kuula degganaado sidii shisheeye iyo nin socoto ah.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:28-40