Laawiyiintii 25:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qof hadduu iibiyo guri lagu hoydo oo magaalo deyr leh ku yaal, markaas intii sannad dhan ah wuu soo furan karaa gurigiisii uu iibiyey, waayo, sannad dhan ah wuxuu xaq u leeyahay inuu soo furto.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:27-37