Laawiyiintii 25:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad qiimaha u kordhisaa sida sannaduhu u badan yihiin, oo waa inaad qiimaha u dhintaa sida sannaduhu u yar yihiin, waayo, isagu wuxuu wax kaaga iibin doonaa sida ay tahay tirada sannadaha wax la goosanayo.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:14-20