Laawiyiintii 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddaas kontonaad wuxuu idiin ahaan doonaa wakhti yubilii ah, oo waa inaydaan waxba beeran, ama aydaan goosan wixii beertiinna iskood uga baxa, ama aydaan soo urursan canabka ka baxa geedcanabka oo aan la hagaajin.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:4-18