Laawiyiintii 24:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saf kastaba waxaad ku shubtaa foox saafi ah, si uu kibista ugu noqdo xusuus, kaasoo ah qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:1-9