Laawiyiintii 24:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad bur soo qaadataa, oo aad ka dubtaa laba iyo toban xabbadood oo kibis ah, oo xabbaddiiba waa inuu eefaah toban meelood loo dhigo labadiis meelood ku jiraa.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:1-14