Laawiyiintii 24:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad reer binu Israa'iil ku amartaa inay kuu keenaan saliid saafiya oo saytuun ah oo loo tumay laambadda, in laambad lagu shido had iyo goorba.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:1-9