Laawiyiintii 23:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si farcankiinna dambe u ogaado inaan reer binu Israa'iil waabab ku hoyiyey markaan iyaga ka soo bixiyey dalkii Masar, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:35-44