Laawiyiintii 23:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal dadka reer binu Israa'iil, oo waxaad ku tidhaahdaa, Bishan toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad waa Iiddii Waababka oo waa in toddoba maalmood Rabbiga loo iidaa.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:31-42