Laawiyiintii 23:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dharaartaasu waxay idiin ahaan doontaa sabti nasasho weyn leh, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan. Oo bisha maalinteeda sagaalaad waa inaad dhawrtaan sabtidiinna tan iyo fiid ilaa ka fiid.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:29-38