Laawiyiintii 23:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee bishan toddobaad maalinteeda tobnaad waa maalinta kafaaraggudka. Oo waa inay idiin ahaataa shir quduus ah, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan; oo waa inaad Rabbiga u bixisaan qurbaan dab lagu sameeyo.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:20-37