Laawiyiintii 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad rugihiinna ka keentaan laba kibsood oo ah qurbaan la ruxruxo, oo ah eefaah toban meelood loo dhigay labadiis meelood, oo waa inay bur ahaadaan, oo waa in khamiir lagu dubaa oo Rabbiga loogu keenaa qurbaan midhaha ugu horreeya.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:13-27