Laawiyiintii 23:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii aad keenteen xidhmada qurbaanka la ruxruxo, oo ah maalinta ka dambaysa sabtida, waxaad ka tirsataan toddoba toddobaad oo kaamil ah.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:9-17