Laawiyiintii 23:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Dalka aan idin siinaya markaad gashaan oo aad midhaha goosataan, markaas waxaad wadaadka u keentaan xidhmo ah beergooyska midhihiisa ugu horreeya.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:9-12