Laawiyiintii 22:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan wax nijaas ah ka sheegin magacayga quduuska ah, laakiinse quduus baan ku dhex ahaan doonaa dadka reer binu Israa'iil, waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga quduus idinka dhiga,

Laawiyiintii 22

Laawiyiintii 22:30-32