Laawiyiintii 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii uu dhasho dibi ama wan ama orgi intii toddoba maalmood ah waa inuu hooyadiis ku hoos jiraa, oo maalinta siddeedaad iyo intii ka dambaysana waa loo aqbali doonaa in Rabbiga loogu bixiyo qurbaan dab lagu sameeyo.

Laawiyiintii 22

Laawiyiintii 22:24-32