Laawiyiintii 22:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaas waa inaydaan ka guddoomin qof shisheeye ah gacantiis oo aydaan ku bixin cuntada Ilaahiinna, maxaa yeelay, iyagu wax kharriban bay leeyihiin, oo iin baa ku taal. Sidaas daraaddeed iyaga innaba laydinka aqbali maayo.

Laawiyiintii 22

Laawiyiintii 22:18-32