Laawiyiintii 21:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waa inuusan meesha daaha leh gelin, ama uusan meesha allabariga u dhowaan, si uusan u nijaasayn meelahayga quduuska ah, maxaa yeelay, isagu iin buu leeyahay, oo aniga ayaa ah Rabbiga iyaga quduus ka dhiga.

Laawiyiintii 21

Laawiyiintii 21:17-23