Laawiyiintii 21:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inuusan marnaba guursan carmal, ama naag la furay, ama naag nijaasowday oo dhillo ah, laakiinse waa inuu guursadaa gabadh bikrad ah oo dadkiisa ka dhalatay.

Laawiyiintii 21

Laawiyiintii 21:9-15