Laawiyiintii 21:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuusan dibadda uga bixin meesha quduuska ah, waana inuusan nijaasayn meesha quduuska ah ee Ilaahiisa, waayo, isaga waxaa kor saaran taajkii saliidda subkidda ee Ilaahiisa, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Laawiyiintii 21

Laawiyiintii 21:6-19