Laawiyiintii 20:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas aniga ayaa ninkaas iyo reerkiisaba ka gees noqon doonaa, oo isaga iyo in alla intii raacda inay Moleg u daba galaan sida naagu ninkeeda uga dhillowdo, waxaan ka dhex gooyn doonaa dadkooda.

Laawiyiintii 20

Laawiyiintii 20:4-9