Laawiyiintii 20:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nin alla ninkii ka sinaysta nin kale naagtiis, kaasoo ah kii ka sinaysta naagta deriskiisa, sida xaqiiqada ah dhillayga iyo dhilladaba waa in la dilaa.

Laawiyiintii 20

Laawiyiintii 20:3-18