Laawiyiintii 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku qurbaanka hadhuudhka ah waa inuu ka qaadaa intii xusuusta ahayd, oo meesha allabariga dusheeda ha ku gubo, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

Laawiyiintii 2

Laawiyiintii 2:6-16