Laawiyiintii 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaad Rabbiga u bixinaysid qurbaan hadhuudh ah oo midhaha ugu horreeya ah, qurbaankaaga hadhuudhka ah oo midhaha ugu horreeya ah waxaad u bixisaa sabuul qoyan oo la dubay oo la tumay.

Laawiyiintii 2

Laawiyiintii 2:12-16