Laawiyiintii 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qurbaan hadhuudh ah oo aad Rabbiga u bixinaysaan waa inaan khamiir lagu samayn, waayo, waa inaydaan khamiir iyo malab toona sidii qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo u gubin.

Laawiyiintii 2

Laawiyiintii 2:4-16