Laawiyiintii 19:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa in dhammaantiis la wada cunaa maalinta aad bixisaan iyo maalinta ku xigta, oo haddii wax ka hadhaan oo ay gaadhaan maalinta saddexaad waa in dab lagu gubaa.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:2-15