Laawiyiintii 19:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaad qofkii cirro leh u istaagtaa, oo waa inaad ninkii oday ah cisaysaa, waana inaad Ilaahaa ka cabsataa, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:26-37