Laawiyiintii 19:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud uga dhigaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, oo waa inuu Rabbiga hortiisa ugu bixiyaa dembiguu dembaabay aawadiis, oo isagana waa laga cafiyi doonaa dembigii uu dembaabay.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:16-25