Laawiyiintii 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal ururka reer binu Israa'iil oo dhan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waa inaad quduus ahaataan, waayo, anigoo ah Rabbiga Ilaahiinna ahuba quduus baan ahay.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:1-6