Laawiyiintii 18:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaan midkiinna u dhowaan qof ka mid ah xigaalkiisa u dhow inuu cawradiisa qaawiyo, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Laawiyiintii 18

Laawiyiintii 18:5-8