Laawiyiintii 16:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu waa inuu kafaaraggud u sameeyaa meesha quduuska ah, waana inuu kafaaraggud u sameeyaa teendhada shirka iyo meesha allabariga, oo waa inuu kafaaraggud u sameeyaa wadaaddada iyo dadka shirka oo dhan.

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:27-34