Laawiyiintii 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu waa inuu qaadaa dhiiggii dibiga qaarkiis, oo fartiisa ha kula saydhsaydho daboolka dhankiisa bari, oo daboolka hortiisana waa inuu dhiigga fartiisa kula saydhsaydhaa toddoba jeer.

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:12-20